Muuse Biixi oo hal arrin uga digay Madaxweynaha cusub ee dowlada Soomaaliya

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad ka jeediyay munaasabadda xuska 18-ka May ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Muuse Biixi ayaa ka codsaday Madaxweyne Xassan Shiikh in uusan soo faragelin arrimaha Somaliland. “Madaxweynaha shaley doorashadiisa nabadda ku dhacday iyo labada madaxweyne ee gacanta isu dhiibay aad iyo aad baan … Continue reading Muuse Biixi oo hal arrin uga digay Madaxweynaha cusub ee dowlada Soomaaliya